Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha: #223


Dhaqanka iyo Hiddaha
Dhaqanka iyo Hiddaha

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan suugaanta loo adeegsado in wax lagu waaniyo, iyada oo qoraagu uu soo qaadanayo meerisyo ku jira gabayadii Ismaaciil Mire oo haweenay da'yar oo uu guursaday ku waaninaya.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:50 0:00

XS
SM
MD
LG