Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Xasan oo Waraysi Siiyay VOA


Madaxweyne Xasan iyo Madaxa VOA
Madaxweyne Xasan iyo Madaxa VOA

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ahaa madaxdii ka qeybgashay shirkii Washington ayaa nagu soo booqday daarta VOA ee Washington.

Wareysi uu madaxweyne Xasan siiyay VOA ayuu uga hadlay shirka madaxda Africa iyo Maraykanka, iyo arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan dadaalka dowladdiisa ee ku aadan soo celinta amniga iyo xadka badda Soomaaliya.

Madaxweynaha waxaa wareystay Madaxa Laanta Afka Somalia ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow.

please wait

No media source currently available

0:00 0:19:20 0:00

XS
SM
MD
LG