Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Madaxda Africa iyo Maraykanka


Madaxweyne Xasan iyo Madaxa VOA
Madaxweyne Xasan iyo Madaxa VOA

Magaaladan Washington waxaa maanta ka furmaya shir dhexmaraya madaxweynaha Maraykanka Barack Obama iyo 50 madaxweyne oo African ah.

Shirkan oo socon doona saddex maalmood ayaa waxaa la filayaa in Maraykanku uu ku dhawaaqo barnaamijyo maalgeshi ah oo uu ka fulin doono qaaradda Africa.

Madaxweynaha Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka mid ah hoggaamiyeyaasha Afrika ee ka qeybgalaya shirkan.

Madaxweyne Xasan ayaa nagu soo booqdey xarunta Voice of America ee Washington DC. Madaxa Laanta Afka Somalia ee VOA Abdirahman Yabarow ayaa madaxweynaha wareysi gaar ah la yeeshay, wuxuuna ugu horreyn weydiiyey muhimadda shirkan iyo waxa ay Somalia ka faaidi karto.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:01 0:00

XS
SM
MD
LG