Isku xirrada

Kaynaan: Barnaamij-ka Gaarka ah ee Ciida

  • Sahra Abdi

Barnaamijkan gaarka ah waxaad ku maqli doontaan Wareysi uu siiyey VOA Raiisul wasaaraha Somalia Abdi Wali Sheikh Ahmed, Fanaanka asalkiisu Somaliga yahay ee Caalamiga ah Kaynan Warsame iyo heesihiisa luuqada Ingiriisiga, sidoo kale waxaan idiin haynaa fanaanka Cawaale Adan iyo majaajilistaha weyn ee Cabdi Muriidi Dheere Ajakis


XS
SM
MD
LG