Isku xirrada

Wicitaanka: Dr. Cabdiqaadir C. Aadam


Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Dr. Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Aadan oo ah tafaftiraha wargeys cusub oo lagu magacaabo Somali Medical Journal, lagana aas-aasay magaalada Muqdisho.

Dr. Cabdiqaadir waxa su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA ee daafaha dunida jooga.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG