Isku xirrada

Ganacsade Meydkiisa Laga Heley Nairobi


Booliska Kenya ayaa bilaabay baaritaan ku saabsan sida uu u dhintey nin ganacsade ah oo ka tirsanaa Soomaalida reer Kenya oo shaley meydkiisa la heley markii in muddo ah la la’aa.

Ehelada marxuumka ayaa sheegay in ninka ganacsadaha ee meydkiisa la heley oo magaciisa la yiraahdo Mohamud Abdi Mohamud ay goobtiisa ganacsi bishii hore ka kaxeysteen rag isku sheegey inay ka tirsan yihiin waaxda dembi barista ee ciidamada booliska.

Daud Aweis ayaa khadka telefonka kula xiriirey Muhumed Axmed Jimcaale oo adeer u ah marxuumka.

XS
SM
MD
LG