Isku xirrada

Waxyaabihii u Gaarka ahaa Koobka Adduunka 2014


Barnaamijka Ciyaaraha ee maantana waxan idiinku haynaa waxyaabihii u gaarka ahaa iyo kuwii la yaabka lahaa ee ka dhacay Koobka Adduunka oo sanadkan ka dhacay dalka Brazil.

Barnaamijka oo uu inoo soo diyaariyey Maxamuud Mascadde hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG