Isku xirrada

Gabagabadii Koobka Adduunka


Maanta ayaa loo ballansanyahay cayaartii gabagabada ee Koobka Adduunka ee Kubadda Cagta, VOA ayaa faaqidaad ammuurtaasi ku saabsan barnaamij ka diyaarisay.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegaysta faaqidaad ku saabsan cayaarta gabagabada koobka addunka oo ay ku tartamayaan xulalka Germany Iyo Argentina.

Faaqidaaddan waxaa isku soo dubariday wariyaha VOAda ee dhinaca ciyaaraha Maxamuud Mascadde.

XS
SM
MD
LG