Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka Dhacay Magaalada Arusha ee Tanzania


Hal qof ayaa dhintey toddoba kalena way ku dhaawacmeen weerar bambaano oo xalay lagu qaadey maqaayad ku taalla magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Taliye ku Xigeenka Booliska Tanzania, ahna taliyaha dembi barista ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigey laba qof oo weerarkaasi lagu xiriirinayo. Booliska ayaa sidoo kale sheegay in weerarkani aanu ahayn fal argagixiso, isla markaana ay baaritaano socdaan. Daud Aweis ayaa warbixintan inooga diyaariyey.

Qarax ka Dhacay Magaalada Arusha ee Tanzania
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:49 0:00

XS
SM
MD
LG