Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamaanka: Ma Haysano Amni Nagu Filan


Qaar ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladdooda amni, maalin ka dib markii degmada Xamar Weyen ee magaalada Muqdisho oo ka mid ah goobaha aadka u camiran lagu dilay mid ka mid ahaa xubnaha ugu cad cad mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya.

Daahir Maxamuud Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ayaa VOA u sheegay in amniga mudanayaasha uusan sugnayn maadaama aanay heysanin ilaalo ku filan oo ka difaacda cadowga, waxaana uu xukuumadda ku dhaliilay inay iska dhegamarisay codsiga mudanayaasha ee ah in la siiyo ilaalo ku filan.

Wareysiga xildhibaan Jeesow ka dhageyso qoraalka hoostiisa.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:21 0:00

XS
SM
MD
LG