Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Goodax: Sharci ma aha Heshiiska Maamulada K/Galbeed


Cabdullahi Goodax Barre
Cabdullahi Goodax Barre
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaalka Dowlada Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa sheegey in uusan sharciga fedraalka ku saleysneyn isla markaana aysan wasaaradiisa waxba kala socon heshiis ay shaley magaalda Muqdisho ku kala saxiixdeen Maamulada lixda iyo sedexda gobol ee Koonfur Galbeed Somalia.

Heshiiskaas ayaa waxaa mudaba soo wadey dowlada federaalka sidii ay ku dhex dhexaadin laheyd labadaas maamul.

Wasiirka ayaa sidaas ku sheegay waraysi uu siiyay laanta af Soomaaliga ee VOA.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso waraysiga wasiirka oo dhamaystiran.
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:31 0:00
XS
SM
MD
LG