Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal markale kasoo cusboonaadey gobolka Waqooyi Barri Kenya


Dagaal dhanka beelaha ku saleysan aya mar kale ka dhacay tuulada Tarbaj ee degaanka Wajeer ee waqooyi bari Kenya. Labada beelood ee dagaalkan ku lug leh ayaa bilihii dhowaa isku hayey muran dhinaca dhulka ah oo sababey dagaal uu dhiig badan ku daatey. David Rotich oo ka tirsan maamulka dowladda ee degaankaasi ayaa sheegay in dadka lagu diley dagaalkan ugu dambeeyey ay u badan yihiin maliishiyadii dirirtey.

Xildhibaan Abdullahi Diriye oo kamid ah xildhibaanada kasoo jeeda Wajeer ayaa VOA uga waramey sida ay wax udhaceen.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00
XS
SM
MD
LG