Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida iyo Gudd. SSCW Amina Xaaji Cilmi


Guddoomiyaha ururka SSCW, Amina Xaji Cilmi
Guddoomiyaha ururka SSCW, Amina Xaji Cilmi
Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah guddoomiyaha ururka SSCW, Amina Xaaji Cilmi oo ka mid ahayd ergagii Soomaaliya uga qeybgashay shirkii ka hortaga kufsiga ee lagu soo gaba-gabeeyay magaalada London.

Amina Xaaji waxay barnaaminkan uga hadlaysaa waxyaabihii shirkaasi ka soo baxay, iyo heerka dhibaatada kufsiga ee Soomaaliya.
please wait

No media source currently available

0:00 0:17:05 0:00
XS
SM
MD
LG