Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gawaari Raashin Gargaar ah Sida oo Gaaray Bakool


Markii ugu horreysay muddo dheer raashin mucaawimo loogu talogalay degmooyinka Waajid iyo Xuddur ayaa gaary Gobolkaasi.

Raashiinkan oo ka kooban bur iyo sokor oo ka yamid Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Soomaaliya kana kooban 18 baabuur ayaa duhurnimadii maanta gaaray degmada waajid ee gobolka Bokool.

Haddaba qorshaha raashiinkaasi mucaawinada ah iyo sida loo gaarsiinayo dadka degaanka ayaa waxaa VOAda uga warramay guddoomiyaha gobolka Bokool, Maxamed Cabdi Tool.
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:03 0:00
XS
SM
MD
LG