Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galguduud: Heshiis Xabadjoojin ah


Kadib dagaallo qabaa'il oo toddobaadkan ka dhacay Gobolka Galguduud ayaa haatan mas'uuliyiinta Gobolku sheegayaan in labada dhinac ay maabda'iyan ku heshiiyeen xabadjoojin, wadahadallo dheeraad ahna ay dhacayaan maanta.

Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhimatay dagaalladan oo ka dhacay degaamo hoos yimaada degmada Ballanballe ee Gobolkaasi.

Gudomiyah Gobolka Galgaduud Xusseen Cali Weheliye, ayaa VOAda uga warrmay arrintan.

Warysiga Guddoomiyaha ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00
XS
SM
MD
LG