Isku xirrada

Wicitaanka: Wasiir Cabdullaahi Goodax Barre


Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa marti ku ah Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dawladda Federaalka ee Somalia, Cabdullaahi Goodax Barre oo ka jawaabaya su'aalo la xiriira amniga magaalada Muqdisho.

Barnaamijka waxa inala socodsiinaysa Falastiin Axmed Iimaan.
XS
SM
MD
LG