Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xal loo Helay Khilaafkii Kulmiye


Siilaanyo & Muuse
Siilaanyo & Muuse

Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta ku guuleystay inay heshiisiiyaan labada garab ee uu u kala jabay xibisga Kulmiye ee ay kala hoggamainayaan madxaweyne Siilaanyo iyo guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi. Guddiga dhex-dhexaadinta ayaa madal ay u wada dhammaayeen labada dhinac ee xisbiga isku haya, waxay ku shaaciyeen go’aannada khilaafka lagu soo afjarayo. Madaxweyne Siilaanyo iyo guddoomiye Muuse Biixi ayaa labaduba goobtaasi ka sheegay inay aqbaleen heshiiska.

Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray C/xakiin Shirwac.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:21 0:00
XS
SM
MD
LG