Isku xirrada

Assad oo Madaxweyne mar kale loo Doortay


Bashar al-Assad ayaa si aqlabiyad leh ugu guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dalka Syria ka dhacday, iyadoo dalka uu ka socdo dagaallo sokeeye oo u dhaxeeya dowladda iyo mucaaradka.

Afhayeenka baarlamaanka Syria, Mohammad Laham ayaa sheegay in in kabadan 10 Malyuun oo qof ay u codeeyeen Bashar al-Assad, waxayna tani muujinaysaa inuu helay 89% codadkii doorashada.

Codbixinta ayaa kaliya lagu qabtay meelaha ay dowladda Syria ka taliso.

Wasiirka cadaaladda Najm al-Ahmad ayaa sheegay in doorashadu ay ahay "guul aan horey loo arag"

Xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka, John Kerry iyo Midowga Yurub ayaa canbaareeyey doorashada.

The government has sought to present this vote as a democratic solution to Syria's three-year conflict.
XS
SM
MD
LG