Isku xirrada

Cawayska Washington: Fanaanka Al-Khaliiji (Q2)


Cawayska Washington.

Cawayska Washington.

Barnaamijka Cawayska Washington qodobada aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah Qaybtii labaad ee waraysiga Fanaanka Cabdijibaar X. Cali ( Al-Khaliiji), iyo nin Soomaali ah oo Xaaskiisa u furay Masayr uu ka qaaday nin Musaaracada Ciyaara oo ay Xaaskiisu taageere u ahayd, iyo waliba Shekadii taxanaha ahayd ee Adeegto.

Barnamijka oo dhamaystiran halkan ka dhegayso.
XS
SM
MD
LG