Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: UNICEF oo ka Digtay Nafaqo-darro Ba'an


Saraakiisha Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii shalay sheegay in ilaa 200, 000 oo caruurta ay da’doodu 5ta sano ka hooseyso ayaa laga cabsi qabaa in dalka Somalia ay nafaqo darro u dhintaan dhamaadka sanadkan, haddii lacagihii loo yaboohay aan lala soo gaarin.

Ibrahim Xasan Daanduray ayaa khadka telefonka ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota uu kula xiriiray Dr. Cusmaan Maxamuud Ahmed (Cusmaan Xaraare) oo ku takhasusay cudurada caruurta iyo kuwa faafa, ahna madaxa Ururka Caafimaadka Bariga Afrika ee gobolka Minnesota, isla markaana wax ka weydiiyey digniinahan Qaramada Midoobay. Hase yeeshee, Dr. Cusmaan Xaraare waxa uu marka hore ka hadlayaa waxqabadka hay’adda uu madaxda ka yahay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:30 0:00
XS
SM
MD
LG