Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faahfaahin ku Saabsan Qaraxii Djibouti ka Dhacay


Sidii aad warkaba ku maqlayseen dawladda Jabuuti ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay qaraxyadii xalay ka dhacay maqaayad ku taalla magaalada Jabuuti oo lagu magacaabo La Chaumiere.

Dawladdu waxay sheegtay in weerarku uu ahaa ismiidaaamin loona malaynayo laba qof ionay ku lug lahaayeen. Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Xasan Cumar Maxamed ayaa weriyahayaga Ramadaa Muuse uga warray fahafaahinta weerarka sida uu u dhacay.



please wait

No media source currently available

0:00 0:02:56 0:00
XS
SM
MD
LG