Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciyaaraha NBA oo Semifinal Maraya


Ciyaaraha Kubbada Koleyga Mareykanka NBA ayaa maraya heerka Semifinal-ka, waxaana isku soo baxay afar ta kooxood ee kala ah. Oklahoma City Thunder, San Antonia Spurs, Miami Heat iyo Indiana Pacers.

Haddaba qeybta hoose ka dhageyso falanqeyn ku saabsan ciyaaraha Semifinal-ka oo ay Wariyaha VOA Sahra Cabdi Axmed ka wareysatey Cabdiraxman Yabarow oo ka tirsan Laantan Af Soomaaliga ee VOA.
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:18 0:00
XS
SM
MD
LG