Isku xirrada

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa marti ku ahaa Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ka jawaabaya su'aalo la xiriira gooni isu-taagga Somaliland.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG