Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dab Xooggan oo ka Holcaya Gobolka California


Dab xoog badan ayaa maalintii Afraad gubaha dhul aad u balaaran oo ku yaalla gobolka California ee galbeedka Maraykanka. Dabkan ayaa la sheegay inuu guryo aad u badan gubay. Ciidanka booliiska ayaa hadda gacanta ku haya wiil dhalinyaro oo uu sheegay inuu dabkan kacay ka mas’uul ahaa.

Haddaba wararkii ugu dambeeyey ee dabkan ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Cabdisalaam Siciid Faarax oo ah suxufi madax banaan, kuna sugan gobolka California.
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00
XS
SM
MD
LG