Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Djibouti: Waxbarashada Qaxootiga Soomaalida


Adeegga waxbarashada ayaa ka mid ah adeegyada loo fidiyo qaxootiga Soomaalida ee ku nool xerada Cali Cadde ee dalka Djibouti. Xeradaasi waxaa kale oo ku nool qaxooti ka soo jeeda dalalka Eritrea iyo Ethiopia.

Maamulaha dugsigaas Naadiya Maxamed ayaa sheegtay in ardaydu ay waxbarasho wanaagsan helaan, isla markaana ay wax ku bartaan luuqadda Ingiriiska, iyaga oo Carabiga iyo Faransiiska dheeraad u qaata.
XS
SM
MD
LG