Isku xirrada

Wicitaanka: Cabdinaasir Maxamed Cabdullaahi


Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa marti ku ah Garyaqaan Cabdinaasir Maxamed Cabdullaahi oo ah qareen fadhigiisu yahay magaalada Minneapolis ee gobolka MN, waxana uu ka jawaabayaa su'aalo la xiriira socdaalka.

Barnaamijka oo ay inala socodsiinayso Falastiin Axmed Iimaan, hoosta ka dhageyso.
XS
SM
MD
LG