Isku xirrada

Wareysiga Madaxweynaha Djibouti


madaxweyne Geelle iyo Madaxweyne Obama

madaxweyne Geelle iyo Madaxweyne Obama

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa VOA siiyay wareysi uu uga hadlay kulankii uu aqalka cad kula qaatay madaxweynaha Maraykanka Barack Obama.

Haddaba qeybta hoose ka dhageyso wareysiga madaxweynaha oo uu la yeeshay Madaxa Laanta Af-Soomaaliga ee idaacadda VOA C/raxmaan Yabarow.


XS
SM
MD
LG