Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Dhalinyarada iyo Qurbaha


.
.
Barnaamijka faaqidaadda todobaadka waxaanu ku eegi doonaa mashaakilka ay la kulmaan dhalinyarada soomaaliyeed ee ku nool qurbaha.

Barnaamijka waxaa ka qayb qaadanaya:

Raaxo Warsame Guddoomiyaha ururka isku tagga jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Liibaan Weheliye oo ka tirsan golaha deegaanka ee mid ka mid ah magaalooyinka Dalka Sweden.

Siciid Maxamed Maxamuud Dhafuuje oo Bare ku sugan dalka Canada.
please wait

No media source currently available

0:00 0:39:34 0:00
XS
SM
MD
LG