Isku xirrada

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #208

  • Ahmed Idaajaa

Dhaqanka iyo Hiddaha

Dhaqanka iyo Hiddaha

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay tixaha gabyaaga u baroor diiqa dadka ka geeriyooda bulshada iyo sida uu u muujiyo amaantiisa . Gaar ahaan tixdii Cali Jaamac Haabiil ee ka mid ahaa gabyahanadii xeebaha waqooyi ee Somalia.

Barnaamijka waxa inoo soo gudbinaya qoraaga Axamed Faarax Cali (Idaajaa)
XS
SM
MD
LG