Isku xirrada

Taariikh Nololeedkii Yaasin Xaji Ismaaciil


Alle ha u naxariistee waxaa dhawaan ku geeriyooday magaalada London Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde oo ahaa weriye rug-cadaa ah, sidoo kalena soo noqday wasiirki hore ee warfaafinta ee dowladdii hore ee Soomaaliya.

Haddaba qeybta hoose ka dhageyso warbixinta.
XS
SM
MD
LG