Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Afhayeen M. Jawaari oo Talyaaniga Booqanaya


Gudoomiyaha Barlamaanka Somalia Mohamed Sheikh Osman Jawaari iyo wafdi u hogaaminayo ayaa booqasho dhowr maalmood qaadan doonta ka bilaabay dalka talyaaniga , iyadoo dalka Talyaaniga la shegay in uu ku tala jiro in uu dib u soo nooleeyo mashaariicdii uu ka fulin jiray Somalia.

IBrahim Hassan Daandurey ayaa khadka talefoonka ee magaalada Roma kula xiriiray xoghayaha guddiga xeer- hoosaadka ee barlamaanka Somalia Xildhibaan Mohamed Omar Mohamoud oo ka mid ah wafdiga wuxuuna ugu horeyn weey diiiyay ujeedada booqashadooda.
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00
XS
SM
MD
LG