Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Suuqa Magaalada Baydhabo oo Gubtay


Bartamaha Baydhabo
Bartamaha Baydhabo
Suuqa Magaalada Baydhaba ayaa xaley dab qabsadey, waxaana dabkaas ku hanti beeley ganacsado dhowr ah oo dukaamadoodii aysan waxba ka badbaadin.

ganacsatadaas waxaa ka mida Xuseen Xaaji Cusmaan. Falastin Ahmed Iman ayaa khadka Telfoonka kula xiriirtey ugu horeyna waxa ay weydiisey bal dabka sida uu u bilowdey iyo qasaaraha uu geystey.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00
XS
SM
MD
LG