Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta ee DFS


Barnaamijka Martida Makaroofanka waxaan todobaadkan idinkugu heynaa wasiir ku xigeenka wasaaradda Warfaafinta ee DFS Cabdullahi Colaad Rooble oo madax looga dhigay guddi dib u eegis ku soo sameeya xeerka Saxaafadda ee Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:26 0:00
XS
SM
MD
LG