Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Maxaabiista Xabsiga Boosaaso


Maxaabiista Xabsiga Boosaaso
Maxaabiista Xabsiga Boosaaso
Xabsiga dhexe ee magaalada Boosaaso waxaa ku jira maxaabiis fara badan oo tiradooda lagu sheegay inay gaarayaa ku dhawaad 400. Haddaba weriyaha VOA Boosaaso ayaa booqatay xabsiga, waxayna ka warramaysaa xaaladda maxaabiista.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:50 0:00
XS
SM
MD
LG