Isku xirrada

Wicitaanka: Aamina Xaaji Cilmi


Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Aamina Xaaji Cilmi oo ah Guddoomiyaha mid ka mid ah hay'adaha adeegga bulshada ee koonfurta Somalia. Aamina waxay ka hadlaysaa dadka ku barakacay degaanadii dhawaan laga qabsaday ururka Alshabab ee Somalia iyo sida dadkaas loo gargaari karo.

Barnaamijka waxa Aamina su'aalo ku weydiinaya qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA oo meelo kala duwan ku sugan.
XS
SM
MD
LG