Isku xirrada

Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah madaxweynaha maamulka Puntland, Prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Prof. Gaas wuxuu barnaamijka uga hadlay arrimaha Puntland iyo wixii maamulkisa u qabsoomay muddadii laba bilooed ee uu jiray.
XS
SM
MD
LG