Isku xirrada

Barn:Hambalyada iyo Heesaha


Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa ku jira heeso macaan oo qaar badan oo idinka mid ah ay si wayn u jecleysan doonaan.

Barnaamijka oo ay idila socodsiinayaan Caasho Ibrahim "Caasho-cuud" iyo Ibrahim Xasan Dandurey ka dhageyso xagga hoose.

XS
SM
MD
LG