Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo Amartay in Qaxootigu ku Noqdo Xeryaha


Dowladda Kenya ayaa amar ku bixisey in dhamaan qaxootiga ku sugan magaalooyinka ay ku laabtaan xeryaha qaxootiga, talaabadaas oo la doonayo in lagu sugo amniga dalka.

Qaxootiga Soomaalida ayaa ka mid ah kuwa amarkani uu saameyn doono.
Kenya waxaa tan iyo markii ciidamadeeda ay galeen Somalia soo wajahay weeraro ay inta badan sheegteen kooxda Al Shabab ee Somalia.

Shacabka Kenya ayaa loogu baaqey inay degdeg hay’adama aniga u soo wargeliyaan hadii ay arkaan qaxooti magaalooyinka iska dhex jooga ama dad sharci darro dalka ku jooga.

Warbixin arrintaasi ku saabsan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:12 0:00
XS
SM
MD
LG