Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muranka Dhuleed ee Puntland iyo Somaliland


Maamul goboleedka Puntland ayaa cabasho ka muujiyey ciidan ay sheegeen in xukuumadda Somaliland ay geysay degaanka Carmo oo u dhow degamada Badhan oo gobolka Sanaag. Muranka labada dhinaca ayaa soo badanay ilaa markii Madaxweyne Siilaanyo uu booqasho ku tagey degmada Laasqoray.

Dhinaca kale, Somaliland ayaa sheegtay in ciidanku uu tagey dhul ay Somaliland leedahay.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:12:52 0:00
XS
SM
MD
LG