Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #203


Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay waano ku socota xaas uu guursaday mid ka mid ah Suugaanyahanadii hore.

Barnaamijka waxa inoo soo gudbinaya qaraaga Axamed Faarax Cali (Idaajaa)

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:12 0:00
XS
SM
MD
LG