Isku xirrada

Tanzania: Shirka Maareynta Lacagta Xawaaladaha


Magaalada Der- Essalam ee dalka Tanzania waxa lagu soo gababeeyey shir ay soo qabanqaabiyeen hay'ado caalami ah oo lagaga hadlayey sidii loo maareyn lahaa lacagta aadka u badan ee qurbo-joogta Afrika ay qaaradda u soo diraan.

Shirkan waxa ka hadlay, Agaasimaha Somalia Economic Forum, Xasan Dude.

Caasha Ibrahim ayaa ka wareysatay shirka.

XS
SM
MD
LG