Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fannaanka Maxamed Saleebaan oo Geeriyooday


Mohamed Saleebaan.
Mohamed Saleebaan.
Fannaanka weyn ee Soomaaliyeed Maxamed Saleebaan Tubeec ayaa saaka waabarigii ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla dalka Germany.

Ehellada Maxamed Saleebaan ayaa VOA u sheegay in fannaanku uu u geeriyooday xanuun in muddo ah hayay oo ka soo wajahay dhinaca caloosha, waxayna sheegeen in dhawr jeer qaliin lagu sameeyay maalmihii la soo dhaafay.

Maxamed Saleebaan oo ahaa boqorka codka ayaa wuxuu ka mid ahaa fanaaniinta waa weyn ee doorka weyn ku lahaa fanka Soomaaliyeed.

Warbixin gaar ah oo aanu ku eegayno Taariikh nololeed kii Maxamed Salebaan Tubeec waxa inoo diyaarisay Sahra Ciidle Nuur.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:52 0:00

Halkanna ka dhegayso waraysi ay labada Fanaan ee kala ah Xasan Aaden Samatar iyo Axmed Naaji Sacad ay kaga hadlayaan Taariikh dii Faneed ee Maxamed Saleebaan Tubeec mudadii ay is yaqaaneen.


please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:29 0:00


Halkanna ka dhageyso barnaamij gaar ah oo Ibrahim Xasan Daanduray uu ku marti galiyey fanaanada Hiba Maxamed (Nuura), Siciid Xarawo, iyo fanaaniin kale.


please wait

No media source currently available

0:00 0:10:18 0:00
XS
SM
MD
LG