Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dayuuradii Malaysia Airlines oo Wali la La'yahay


Dayuuradii laga lahaa dalka Malaysia ee Sabtidii la waayey iyada oo u sii socota magaalada Beijing ee dalka Shiinaha ayaa wali raadkeedii la la’yahay.

Khubarada duulimaadka hawada ayaa illaa iyo hadda isweydiinaya waxa dayuuradda ku dhici kara.

Dayuurado iyo maraakiib ka socda ilaa 8 dal ayaa ka qeyb qaadanaya howlaha gurmadka ee dayuuraddan loo sameynayo.

Haddaba Ibrahim Hassan Daandurey ayaa khadka talefoonka kula xiriiray Ahmed Cilmi Gure oo ah Milkiilaha Shabakada Hiiran On-line ahna duuliye sare ee Soomaliyeed oo ku sugan magaaalda Ottawa ee dalka Canada, wuuxna ugu horeeyn weeydiiyay bal in uu u sharaxo dhegeystayaasha khibradiisa duuliyenimo.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:02 0:00
XS
SM
MD
LG