Isku xirrada

MSF oo ka Digtay Xaaladda Xeryaha Dhadhaab


Iyadoo ay socdaan qorshaha boqolaal kun Qaxooti Somali ah oo ku jira xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya looga caawinayo inay si iskood ah ugu noqdaan Somalia, ayaa hay’adda MSF waxey mar kale boorineysaa, in qorshahan uusan saameyn gargaarka dadka xeryaha ku jira, iyadoo dhinaca kale hay’adaha gargaarka badankood ay qarash dhimis ku sameeyeen Mashaaricdii gargaar ee ay xeryahaa ka wadeen.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa khadka taleefanka Geneve kula xiriiray Kenneth Lavelle oo ah ku xigeenka madaxa Hay’adda MSF ee Mashaariicda Somalia iyo Bariga Africa, warbixintan ayuuna nooga diyaariyay.

XS
SM
MD
LG