Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Maxamuud A. Nuur (Tarsan)


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa marti noogu ah Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, ahaana duqii magaalada ee Muqdisho, Maxamuud A. Nuur (Tarsan) oo ka hadlaya arrimo dhowr ah oo uu ka mid yahay ciidanka Ethiopia ee qeybta ka ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.

Tarsan waxa uu ka jawaabayaa su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA oo meelo kala duwan oo dunida ah jooga.

Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:21:37 0:00
XS
SM
MD
LG