Isku xirrada

Faaqidaadda Todobaadka iyo Arrimaha Haweenka


Barnaamijkeena todobaadkan waxaan ku faaqidaynaa xaalaadda iyo duuruuufha nololeed ee haweenka Soomaaliyeed.

Barnaamijka todobaadkan waxaa inaga qayb qaadanaya:-

Guddoomiyaha Haweenka Qaranka Batuulo Sh Axmed Gabale.

Guddoomiyaha Dallada haweenka ee WAWA ee Puntland Xaawa Cali Jaamac.

Guddoomiyaha Dallada Haweenka ee NAGAAD ee Somaliland Kaltuun Sheekh Hassan.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso Barnaamijkii oo dhan.

XS
SM
MD
LG