Isku xirrada

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #201


Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha todobaadkan waxaanu idiinku soo gudbin doonaa habkii Somalidii hore ay u sameynayeen eray bixinta iyo tarjamaadda erayada afafka shisheeye.

Barnaamijka oo uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali (Idaajaa), hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG