Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Siyaasadda Ukraine oo Wadde kale Qaadday


Ismari waagii siyaasadeed ee ka taagnaa dalka Ukraine ayaa waddo kale qaatay, kadib markii madaxweyihii dalku uu qasrigii madaxtooyada ka baxay, dadkii dibadbaxayeyna ay qasriga qabsadeen. Dhinaca kale, waxa xabsiga laga soo daayey Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Yulia Tymashenko oo iyadu in muddo ahba u xirney Madaxweyne Vektro Yinukovic.
Haddaba sida siyaasadda dalku, laga yaabo, in ay ku dambeynayso ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo bare ka ah Kulliyadda James Wallace ee Jaamacadda Macalester ee gobolka Minnesota.
Prof. Samatar ayaase marka hore ka hadlaya taariikhda iyo qaab-dhismeedka dalka Ukraine.

Wareysiga oo hoosta ka dhageyso.


please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:50 0:00


XS
SM
MD
LG