Isku xirrada

Barnaamijka Martida:C/llaahi Goodax Barre.


Somali Newsmaker Program Banner

Somali Newsmaker Program Banner

Barnaamijka Martida toddobaadkan waxaa marti ku ah wasiirka arrimha gudaha ee dowladda federaalka Cabdullaahi Goodax Barre. Wasiirka waxa uu ka jawaabi doonaa su’aalo la xiriira weerarkii shalay lagu qaaday xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho, iyo guud ahaan xaaladaha amaanka iyo maamulada dalka.
Barnaamijka oo dhameystiran xagga hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG