Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taxanaha Ammniga Koonfurta iyo Badhtamaha Somalia:


Amniga Koonfurta iyo Badhtamaha Soomaaliya ayaan degganayn sannado badan.

Dawladda Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday in hawlgal millitari oo ka dhan ah ururka Al-Shabab uu dhowaan bilaaban doono kaasi oo la rabo in lagu soo celinayo amniga, awoodda dawladdana lagu ballaadhinayo.

Haddaba qaybtii labaad ee barnaamijyo taxanahe ah oo aan kaga hadlayno caqabadaha amniga ayaan idiin soo gudbinaynaa, waxaana qyabtani ka hadlaysaa isbaarooyinka sharcidarrada ah iyo dadaalka dawladda ee dib u dhiska ciidanka Soomaaliya.

Weriyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa soo diyaariyey warbixinahan.

Halkan ka dhegayso qaybta labaad ee Taxanaha.



please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:09 0:00
XS
SM
MD
LG